Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh iyo Boqor Cabdalla Binu Xusseen?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Xassan Shiikh ayaa boqorka kaga warbixiyey xaalada Soomaaliya iyo isbedellada dhanka amaanka, dhaqaalaha iyo horumarinta ee ay dowladiisu ku howlantahay, isagoo sheegay in ay ka go’antahay xasilnta dalka iyo dagaalka ka … Continue reading Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh iyo Boqor Cabdalla Binu Xusseen?